Share with your friends via email

Toban Qof Oo Ku Dhintay Qaraxyo Is Xig Xigay Oo Ka Dhacay Magaalada Nairobi Ee Dalka Kenya.

Ugu yaraan 10 qof ayaa ku dhimatay tiro kale oo ka badan 70 qofna waa ay ku dhaawacmeen laba qarax oo ka dhacday suuq ku yaala magaalada Nairobi ee dalka Kenya.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip