Xuska 18-ka May Oo Noqonaya 23aad Ee Shacabka Jamhuuriyaddu U Diyaargarobayaan qabashada xuska + Daawo Sawirro
Dadwaynaha Magaalada Hargeysa iyo guud ahaan reer Somaliland, ayaa si weyn ugu diyaar-garoobaya xuska 23 guurada Madax-banaanida Somaliland ee xuska 18-ka May, kaasi oo ku beegan Axadda sahan dambe