Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxmaud Siilaanyo oo Tacsi Tiiraanyo leh u diray iyo qoyski iyo qarabadk iyo guud ahaanba shacbiga somaliland geerida ku timi alle ha u naxariistee Marxuum Cali Cabdiqaadir Faarax oo ku geeriyooday 14/02.2014, wadanka Ingiriiska.
Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed (Siilaanyo), waxa uu tacsi u dirayaa Dhammaan reer Cabdiqaadir Faarax, Qoyskii, Eheladii, Qaraabadii, Asxaabtii iyo shacbiga Somaliland, ee uu ka baxay Marxuum Cali Cabdiqaadir Faarax oo ku