Share with your friends via email
Daawo: Weftigii uu hogaaminayey Wasiirka Madaxtooyada oo Si Diiran loogu soo dhoweeyey Dalka Canada gaar ahaan magaalada Toronto
Waftiga uu hoggaaminaayay Wasiirka Madaxtooyadda Somaliland, ayaa soo gaadhay dalka Canada waxaana si diiran loogu soo dhaweeyay Magaaladda Toronto.