Share with your friends via email

Safiirka Somaliland Ufadhiya Dalka Yemen Oo Xuska 18 ka May Kala Qayb Galay Jaaliyada Somaliland Ee Degan Dalka Yemen

Safiirka Somaliland ee Dalka Yemen Amb. Cali Maxamed Axmed ayaa socdaal Hawleed ugu baxay Gobolka Tacis iyo Magaalo xeebeedka Makha , Socdaalkani ayaa uu Safiirku kala qayb galay Dabaal daga 18-ka May Jaaliyada Gobolka Tacis

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip