Share with your friends via email

KOOXDA Juventus oo ku Guuleysatay Hoyraalka Kooxaha Heerka 1-aad ee Talyaaniga+Sawiro

Kooxda Juventus ayaa markeedii shanaad ku guuleysatay Horyaalka Kooxaha heerka koowaad ee dalka Talyaaniga (Serie A), kaddib markii kooxda kaalinta labaad ku jirta ee Napoli ay Guul-darro kala kulantay Kooxda AS Roma.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip