Madaxweyne Siilaanyo oo Banaanka Soo dhigay Cidda Hortaagan Aqoonsiga Somaliland
Madaxweynuhu Waxa uu ku faahfaahiyey Arrimaha Aqoonsiga Somaliland iyo cidda Hortaagan Qoraal Luuqadda English ka ku qoran oo lagu Daabacay Wargeysyada Caalamka ka soo baxa.