Share with your friends via email

Daawo: Wasiirka Diinta iyo Awqaafta iyo Xubno ka mid ah Culimada Somaliland oo Dalka ku soo dhoweyey Sh. Maxmed Umal oo kamid ah Culumada Waaweyn ee Soomalida

Sh. Umal oo lagaga hortagay Degmad Wajaale ayaa ka soo kicitimaday Dalka Kenya oo ah xaruntiisa, isagoo soo maray Deegaanada ismaamulka soomalida itobiya, waxana la filaya in sheekhu muxaadarooyin ka jeediyo Hargaysa

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip