Daawo: Shirguddoonkii shirweynihii 3aad ee Kulmiye oo ku dhawaaqay Guddigii fulinta ee xisbiga kulmiye
Shirgudoonkan oo 7 xubnood ka koobnaa ayaa shir jaraaid oo ay ku qabteen Hargeysa ku shaaciyey Liisaska Guddigii Fulinta iyo Golihi Dhexe ee xisbiga oo ay sheegeen inay si caddaalad ah u soo xuleen