Share with your friends via email

Daawo:Hanankii Iyo Habkii Ay U Qabsoontay Xafladii Madaxweynaha Jabuuti Markii Afraad Xilka Loogu Caleemo Saaray.

Madaxweynaha dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa maanta markii 4-aad loo caleemo-saartay loona dhaariyay xilka madaxweynenimo ee dalka Jabuuti, kaddib markii xilka loo doortay horraantii bishii lasoo dhaafay ee Abriil, 2016-ka.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip