Share with your friends via email

Dawlada Giriiga Oo Ansixiyey Sharci Muran Badan Ka Dhaliyay Dalkaasi.

Xildhibaannada Giriiga ayaa ansixiyay qodobo muran badan dhaliyay oo ku aaddan isbedelo dhanka canshuuraha iyo lacagaha dadka howlgabka ah, kuwaasoo aasaas u ah helitaanka qeyb ka mid ah deymaha caalamiga ah ee uu dalkaasi u baahan yahay.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip