Share with your friends via email

War Deg Deg Ah:Qarax Xoogan Sababay Dhimasho Iyo Dhaawac Oo Goor-Dhawayd Ka Dhacay Magaalada Muqdisho.

Qarax loo adeegsaday Gaadhi ayaa lagu weeraray Xarunta Visha Taraafiko ee Magaalada Muqdisho oo ku taalo Degmada Shangaani. Jugta Qaraxan ayaa si weyn looga maqlay Magaalada Muqdisho, waxaana xigtay Qiiq iyo Uuro cirka isku shareertay.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip