Share with your friends via email

Danjiraha Somaliya U Fadhiya Dalka Kenya Oo Shaciyay In Maalmaha Soosocda Lagu Wareejinayo Somaliya Maamulka Hawada.

Dowladda Somalia ayaa lagu wadaa in dhawaan si rasmi ah loogu wareejiyo maamulka hawada Somalia iyadoo Muqdisho la keenay qalabka lagu hago diyaaradaha, kaasoo la sheegay in laga keenay Magaalada Nariobi ee xarunta dalka Kenya.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip