Share with your friends via email

Daawo: Sh Aadan Siiro Muxu ka yidhi Heshiska ay Somaliland la Gashay Dawladda Imaraatka ee Dekedda Berbera

Sheekh Aadan Maxamuud Xiiray [Aadan Siiro] ayaa ka hadlay heshiiska dekedda Berbera ee Somaliland iyo Imaaraatka Carabta, isagoona sheekhu sheegay in ay adagtahay in ay dadku ku kalsoonaadaan heshiiska ay xukuumaddu ka gashay dekedda Berbera.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip