Madaxweynaha Jubaland Mudane Axmed Max'ed Islaam ayaa ku dhawaaqay Golihiisa Wasiirrada oo ka kooban 17 Wasiir & Wasiiro xigeenadooda iyadoo Wareegtadii lagu Magacaabayay uu Warbaahinta u Akhriyay Afhayeenka Jubaland C/naasir Seeraar Maax.
To:
From:
Your Name:
Message: