Share with your friends via email

Kulan Lagu Lafa gurayey Dajinta Istiraajiyada Iyo Siyaasada Qaranka Ee Warshadaha Oo Lagu Qabtay Magalada Hargaysa.+Sawiro

Kulan kan oo lagu falan qaynayey sidii loo horumarin lahaa warshadaha dalka ayaa waxa lagu qabtey hotel Maansooor ee magaalada Hargaysa, waxana kulan kan soo abaabuley wasaarada warshadaha Somaliland oo uu hogaaminayo wasiirka wasaaradaas

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip