Share with your friends via email

War Deg Deg Ah:Madaxweyne Somaliland Oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Madaxa Shirkada DP World Ee Maamuli Doonta Dekada Berbera+ SAWIRO.

Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilanyo ayaa waxaa uu maanta xafiiskiisa ku qaabilay madaxa shirkada DP World oo dhawaan xukuumadiisu ku wareejisay maamulka dekada Magaalada Berbera

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip