Share with your friends via email

Xaaskiisii oo Uu ku Andacoonayo inay u Dhali Wayday ayuu ku Bedeshay Ri' iyo 3 Waxarood

Qiso yaab badan iyo sheeko aan hore u dhicin oo muran iyo dood ka dhex dhalisay muwaadiniinta dalka Bulgaria ayaa ay noqotay markii la ogaaday in nin u dhashay dalkaasi uu xaaskiisii ku beddeshay dhowr neef oo adhi ah.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip