Share with your friends via email

Daawo Muqaal:Badhasabka Gobolka Sool Oo Si Cadho Leh Uga Jawaabay Su,aalo Ay Ku Boobeen Suxuyin.

Gudoomiyaha Gobolka Sool Mustafe Cabdi Ciise Shiine ayaa si Cadho ka Muuqato uga Fal celiyey Hadal ka soo Yeedhay Wasiirka Gaashaandhiga Somaliland oo Sheegay in Sababo amni uu Gudoomiyaha Gobolkaasi uga soo baxay Magaalada Laascaanood.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip