Share with your friends via email

Riyaad:Nin U Dhashay Sucuudiga Oo Toogtay Dhakhtar Ka Umuliyey Xaaskiisa.

Nin u dhashay waddanka Boqortooda Sucuudi Carabiya, ayaa toogasho ku dhaawacay dhakhtar ka umuliyey xaaskiisa oo foolanaysay cusbitaal la yidhaa King Fahad Medical City oo ku yaal caasimadda dalkaas ee Riyadh.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip