Share with your friends via email

Daawo Muqaal:Wasarada Degaanka Somaliland Oo Soo Bandhigtay Geedka Garwaaga Loo Yaqaan Oo Laga Samayn Doono Buskulka.

Geedka garanwaaga oo muddooyinkii u danbeeyay ku soo badanayay Somaliland ayaa waxa looga faa'iidaysanayaa in laga sameeyo arrimo dhawr ah ay ka mid tahay dhuxulaysi iyo in laga sameeyo cuntooyin kale duwan

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip