Share with your friends via email

Saddax Qarax Oo Is Daba Socda Oo Gaalaftay 20 Qof Oo Ka Dhacay Dalka Baghdad

In ka badan 20 qof ayaa ku geeriyooday magaalada Baghdad kadib markii mintidiin ay dhowr bam ku qarxiyeen gudaha iyo hareeraha magaalada, maanta oo Isniin ah, sida ay sheegeen saraakiisha Ciraq.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip