Share with your friends via email

Xisbiga Kulmiye Oo Degmada Gacan Libaax U Magacwaday Masuul Cusub.

Aqoonyahan Xasan Maxamed Cabdilaahi oo kamida aqoonyahanka firfircoon ee sida weyn uga dhex muuqda saaxada Siyaada ee ku dhaqan Gobolka Maroodijeex ayaa maanta loo Magacaabay inuu noqdo Gudoomiyaha Degmada Gacan Libaax ee Xisbiga Kulmiye

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip