Madaxweynihii Hore Ee Chad Xuseen Habre Oo lagu Xukumay Xabsi Daa'in
Madaxweynihii hore ee dalka Chad Huseen Habre ayaa maxkamad ku taal dalka Senegal waxa ay ku xukuntay xabsi daa'in kadib markii ay ku heshay dambi la xariira ku xadgudubka bani'aadanka.