Share with your friends via email

Dalka Mali Oo Lagu Dilay Cidamo Ka Tirsan Qaramada Midoobay.

Shan xubnood oo ka tirsan howlgalka nabad ilaalinta QM ee dalka Mali ayaa lagu dilay, mid kalena lagu dhaawacay weerar gaadmo ah oo axaddii dhacay, sida ay sheegtay Qaramada Midoobay.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip