Share with your friends via email

Khudbaddii uu Madaxweyne Siilaanyo Kaga Hadlay Munaasibadda 56-guuradda Somaliland Ee 26-Ka June

Ugu horreyn, waxaan hambalyo iyo boggaadin balaadhan hawada u marinayaa dhammaan Shacbi-weynaha Jamhuuriyadda Somaliland meel ay joogaanba Munaasibadda Sannad Guurada 56aad ee Madax-bannaanida Jamhuuriyadda Somaliland ee 26 June, 1960-kii.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip