Share with your friends via email

Daawo: Wararkii u Dambeeyay ee Weerarkii Hotel Naasa Hablood iyo khasaarihii ka dhashay

Ugu yaraan 15-qof ayaa ku dhintay, iyadoo sidoo kalena ay dhaawacyo kasoo gaareen Labaatameeyo Ruux, Weerarro culus oo ay Maanta Hotel Naasa Hablood ee Muqdisho la beegsadeen Xoogag ka tirsanaa Al-Shabaab.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip