Share with your friends via email

Madaxwaynaha Somaliya Oo Qirtay In Somaliland Xasuuqyo Iyo Hagardaamo u Gaysateen.

Madaxwaynaha dawladda taagta daran ee Somalia ayaa sheegay inay garwaaqsan yihiin khaladkii lagaga galay shacbiga Somaliland, wakhtigii midawgi labada dal, isagoo sidoo kalena sheegay in khaladkaasi sababtiisa ay lahayd dawladdii wakhtigaasi jirtay.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip