Share with your friends via email

Madaxweyne Djabouti Oo Sheegay In Dalkiisu Sare U Kac Ka Sameeyey Horu Marka Dhaqaalaha

Madaxweynaha Dalka Jabuuti, Ismaaciil Cumar Geelle, ayaa Isniintii Todobaadkan sheegay in Dhaqaalaha Dalkiisa uu sare u kacay 6% Sanadkan, uuna rajeynayo in sannadaha soo socda uu intaas kasii kordho.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip