Share with your friends via email

Madaafiic ay ku Geeriyoodeen Dad Shacab ahaa oo Xalay lagu Duqeeyay Baydhabo+Sawiro

Ugu yaraan Afar Qof ayaa kuGeeriyoooday, 20 kalena way ku dhaawacmeen kaddib markii xalay la duqeeyay xaafaddo ka Tirsan degmada Beydhabo ee xarunta gobolka Bay oo ay degan yihiin dad rayid ah.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip