Share with your friends via email

Tuule Dadkiisu Ay Dhammaantood Dhulka Hoostiisa Ku Nool Yihiin Iyo Sababta Ku Kalliftay

Coober Pedy oo ah magaalo yar oo ku taalla saxaraha dalka Ustareeliya, ayaa dhammaan dadkeedu ay ku noolyihiin dhulka hoostiisa, heerkulkeeda oo si xad dhaaf ah u sarreeya awgeed. Waxa ay leedahay godad dhulka hoostiiisa

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip