War Deg Deg Ah: Al-Shabaab Oo Goordhaweed La Wareegtay Gacan Ku Heynta Magaalada Marka
Wararka ka imaanaya magaalada Marka ee xarunta gobolka Shabeelaha Hoose, ayaa sheegaya in goordhaw magaaladaasi ay qabsadeen dagaalyahano aad u hubeesan oo katirsan Xarakada Al-Shabaab.