Daawo : Goolkii Ronaldo Ee Roma Ka Dhaliyey Oo Loo Doortay Midkii Ugu Fiicnaa Champion-ka Ee Xilli Ciyaareedkii Hore
Ururka kubadda cagta qaaradda yurub ayaa goolkii Ronaldo ee uu ka dhaliyay Roma ee Champion-kii xilli ciyaareedkii 2015/2016-kii u doortay goolkii ugu fiicnaa tartankaas