Share with your friends via email

Dawladda Turkiga Oo Madaxtooyada Somaliland Cadaadis Ku Saaraysa In La Masaafuriyo Nile Academy

Dawladda Turkiga ayaa dawladda Somaliland cadaadis ku saaraysa in dalka laga saaro hay'adda Nile Academy oo ay dawladda Turkigu ku xidhiidhisay inuu leeyahay ninka lagu magacaabo Fethullah Gulen oo lagu eedeeyay inqilaabkii Turkiga ee fashilmay.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip