Share with your friends via email

Sheekh Maxamed Cali Geedi Oo Si Adag Uga Hadlay Dhibatada Qaadku Leeyahay.

Sheekh Maxamed Cali Geedi oo ka mid ah culimada Magaalada Hargeysa ayaa ka waramay dhibaatada dhaqaale ee qaadku ku leeyahay bulshada reer Somaliland – isagoona tilmaamay sheekhu in qaadka sanadkii uu innagaga baxo dhaqaale badan.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip