Dawladda Turkiga oo Beenisay inay Lacagtii Ka jartay Somalia iyo Wasaradda Arrimah Debedda Turkiga oo ka hadashay
Wasaaradda arrimaha dibedda Turkiga, ayaa beenisay inay jartay lacagtii kaashka ahayd oo ay siin jirtay dowladda Somalia, sida ay daabacday wakaaladda wararka ee Reuters, waxaana ay sheegtay in si qalad ah loo fasiray hadal kasoo baxay.