Share with your friends via email

Xisbiga Dimuqraaddiga oo si Rasmi ah u Xushey Hillary Clinton

Xisbiga Dimuqraaddiga, ayaa si rasmi ah u magacaabay in xog-hayihii hore ee arrimaha dibadda Hillary Clinton ay noqoto musharaxa madaxtinnimo ee xisbigaasi u matali doona doorashada madaxtinnimo ee sanadkan ka dhici doonta Mareykanka.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip