Share with your friends via email

Gollaha Wasiiradda Oo Cod Gacan Taag Ah Ku Ansixiyay Heshiiska Dekedda Berbera Ee Shirkadda DP World Iyo Xukuumadda Somaliland.

Shirkii toddobaadlaha ahaa ee Golaha Wasiirada Somaliland, oo tirsigiisu yahay 200 ayaa maanta oo taariikhdu tahay 28-07-2016 ku qabsoomay hoolka shirarka ee golaha Wasiirada.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip