Share with your friends via email

Madaxweyne Ku-xigeenkii Hore Oo Ka Hadley Xukunka Lagu Ridey Dadkii Loo Haystey Dilka Taliye Casayr

Madaxweyne ku xigeenkii hore ee Somaliland Axmed Yuusuf Yaasiin ayaa ka hadlay xukunkii dilka ah ee Maxkamada Ciidanku ku riday eedaysanayaashii loo haystay dilkii Taliyihii Booliska ee Gobolka Saaxil iyo mudaharaadadii lagaga soo hor jeeday xukunkaa

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip