Share with your friends via email

Shirkadda Telesom Oo Lacag Ugu Deeqday Dhismaha Jaamacadda Edna Adan + Sawiro

Shirkadda Isgaadhsiinta casriga ah ee TELESOM ayaa deeq lacageed oo dhan $32,350 ugu deeqday Jaamacadda Edna Adan ee magaaladda Hargeysa, xafladan oo ka qabsoontay xarunta cusbitaalka Adna Adan.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip