Daawo:Wasiirka Diinta Iyo Awqaafta Oo Ka Hadlay Sababta Ay U Joojiyeen Shawgii Fannaanada Nasteexo Indho, Go'aamo Cusub Soo Saaray.
Wasiirka wasaaradda diinta iyo awqaafta Somaliland Sheekh Khaliil Cabdillahi Axmed ayaa ka hadlay sababta ay xalay u baajiyo shaw ay magaalada Hargeysa ku qaban lahayd Fanaanada Nasteexo Indho