Share with your friends via email

Orodyahanka Usain Bolt Oo Taariikh Cusub Ka Dhigay Ciyaaraha Olympic-kada Ee Ka Socda Dalka Brazil

Usain Bolt oo ah orodyahanka ugu dheereeya caalamka ayaa taariikh cusub dhigay kaddib markii uu markii saddexaad ee isku xigta uu ku guulaystay tartanka 100m ee Olympic-ada Adduunka.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip