Share with your friends via email

Magaalada Kismaayo oo laga Hir-geliyay Hoggaanka Is-gaarsiinta Booliiska Soomaaliya +Sawiro

Madaxweynaha Maamulka Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam [Madoobe] oo uu wehelinayo Taliyaha Booliiska Somalia Jen. Maxamed Sheekh Xasan Xaamud, ayaa Maanta kormeer ku tagay saldhiga ciidamada booliiska Jubbaland ee Kismaayo.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip