Share with your friends via email

Wasiirka Arimaha Dibada Soomaaliya oo la kulmay John Kerry

Wasiirka Arimaha Dibada ee Soomaaliya, C/Salaam Cumar Hadliye iyo dhiggiisa, waa Xog-hayaha Arimaha Dibada ee Mareykanka, Mr. John Kerry ayaa ku kulmay caasimada Nairobi Kenya.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip