Share with your friends via email

Karaamo qofkeed ma weydo! W/Q: Hibo Ciise Maxamed

Dadku badankii aan idhaahdo idilkii, waxey ka helaan, u riyaaqaan, jecel yihiin isla jeerkaasna doonaan iney kasbadaan weynayn, qadarrin iyo ixtiraam. Taasoo jirta haddana badanaa oo badanaa inta taa kasoo horjeedkeeda ku tilmaanaata.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip