Share with your friends via email

Maxkamad Ciidan oo Baydhabo ku xukuntay Rag la sheegay inay ka tirsan yihiin Ururka Daacish,

Maxkamadda Ciidanka Qalabka Sida ee Gobolka Bay ayaa maanta oo xukun ku ridday Afar ruux oo la sheegay inay ka tirsan yihiin Ururka ISIS ama Daacish.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip