Share with your friends via email

Maraykanka Oo Maanta Madaxwayne Siilaanyo Usoo Diraya Wafdi Culus Oo Ka Dalbanaya Inuu Ka Noqdo Go'aankii Uu Ku Kala Qaaday Doorashooyinka.

Hargeysa(AFKA)-Dawladda Maraykanka ayaa Madaxweyne Siilaanyo u soo dirtay wefti culus oo diblomaasiyiin ah oo culays ku saara inuu ka noqdo go'aanka uu ku kala qaadayo labada doorasho islamarkaana uu dib ugu dhigayo doorashada golaha wakiilada.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip