Share with your friends via email

Xasan Shiikh oo warqadihii aqoonsiga ka gudoomay danjire Carlo Campanile+Sawiro

Muqdisho(AFKA);Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta Xarunta Madaxtooyada warqadaha aqoonsiga kaga guddoomay danjiraha cusub ee Jamhuuriyadda Talyaaniga u fadhiyi doona Soomaaliya, Carlo Campanile

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip