Share with your friends via email

Siyaasi Ismaaciil Buubaa Oo Ka Digey In Wada Hadlada Khaatumo Lagu Koobo Xisbi Kaliya,Kuna Taliyay In La Wanaajiyo Xidhiidhka Beesha Caalamka.

Siyaasiga caanka ah ee Ismaaciil Hurre Buubaa ayaa ka hadlay Shirka gogol xaadhka ah ee ka furmaya Dubai ee u furmaya Somaliland iyo Khatumo, waxaanu ka digay in shirkaas laga dhigo mid xisbi gaar ah ku kooban.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip