Liin Dhanaan Oo Daawo Ka Ah Buurnida Iyo Xanuunada Laga Qaado
Liin dhanaanta iyo liin-macaanta oo can ku ah faytamiin C-ga, loona adeegsado in la isaga saaro hargabka, ayaa waqtigan si rasmi ah loo ogaaday in lagaga hortagi karo buurnida iyo cudurrada ay sababto.